Ciidanka Israaiil ayaa sii kordhiyay beegsiga ka dhanka ah Dadka ku sugan Xerada Qaxootiga ee Nur Shams ee ku taal daanka-galbeed waxaana la diiwaangeliyay geerida ugu yaraan 7 ruux oo rayid ah iyo dhaawaca ku dhowaan 10 qof.
Yuhuudda ayaa Dadka ay bartilmaameedsadeen waxa ay isugu jiraan Haween iyo Carruur kuwaas oo qaarkood dhaawac darran uu kasoo gaaray weerarka ay ku qaadeen xeradaan oo gab...
Shir ay yeesheen wasiirada arrimaha dibadda ee dalalka G7 ayaa waxay walaac ka muujiyeen heshiiskii Is-afgaradka ahaa ee arrimaha badda oo ay kala saxiixdeen Itoobiya iyo Somaliland bishii January ee ina dhaaftay.
G7 waxay ku booriyeen dawladda Itoobiya iyo dawladda Faderaalka ee Soomaaliya labadaba inay ilaaliyaan xiriirkooda isgaarsiineed. Waxay carrabka ku adkeeyeen muhiimadda ay leedahay w...